Alxamdulilah @damalpro1 #caskavlogs #damalpro #laascaanood
Waxaan ahay muuqaal sameeye, soo bandhiga quruxda qarsoon ee Waqooyi Bari. 🇸🇴
🔗 https://www.instagram.com/caskavlogs?igsh=MWhhbXRtcGV5NDE1ZA%3D%3D&utm_source=qr ↗
Alxamdulilah @damalpro1 #caskavlogs #damalpro #laascaanood
Gasiin Coffee and Lounge waxay idin diyaarisay Afur iyo Casho Buffet ah, kuwaaso soo galiya ku heer sare ah lagugu diyaariyay. Xaruntu waxay ku taala Dhakhtrka Weyn iyo Wasaaradda Caafimaadka dhexdooda. Kala xidhiidh 063-4495934 @damalpro1 @NemaEvents0 #caskavlogs #laascaanood
Upload one YouTube video and auto-generate multiple TikToks, Reels, and Shorts in minutes.
@damalpro1 dhawaan ayaa la idin furaya reer Laascaanoodow. #caskavlogs #laascaanood #waqooyibaristate💙🐎💚 #damalpro
Waxa Galabta La Daah-furey Koobki Ramadan Cup Ee Darwiish Stadium. Koobka waxa ka qayb galaya 28 kooxood Oo matelaya 28 goobo gamacsiyeed. Waxaana lagu daah-furey labada kooxood ee kala metelaya -Soomaali Hospital -Sheff Koobka waxa daah furay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada Arimaha Bulshada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.@Gadhle🎥 #caskavlogs #laascaanood
Ciidanka Asluubta Dawladda Waqooyi Bari oo u diyaar garoobaya Xuska Sannad Guurada 56aad ee Aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. @Gadhle🎥 @NemaEvents0 #caskavlogs #laascaanood #waqooyibaristate💙🐎💚
Dhammaan bulshada reer Laascaanood waxaan ugu bushaaranaynaa inaan uhayno dharka dumarka oo design quruxbadan loo diyaariyay jumlo iyo tafariiq . Sida dharka eidka, qalinjabinada, aroosyada, goobaha waxbarashada. Tayo iyo tolmo quruxbadan waxa idiinku diyaar ah @ARAWEELO DESIGN 💯👸 shaqaale u tabobaran tolmada iyo qurxinta labiska soo saraya bilicdaada .Xaruntu waxay ku taala barwaaqo mall kasoo horjeedka khaliij hotel 0904752888 ama 756661 #caskavlogs #laascaanood
@Gobsan~Events services waxay idinso kordhisay decoration cusub, sido kale waxay qaadanayaan shaqale iyo arday cusub. Kala xidhiidh 063-4947247 #caskavlogs #laascaanood
Xafladda Meherka Aadan iyo Farduus oo maanta ka dhacday Laascaanood. @Gobsan~Events services @Gadhle🎥 #caskavlogs #laascaanood #meher #waqooyibaristate💙🐎💚
Xafladda meherka @Hon.Hudeyfi haji awed iyo Nimco oo maanta ka dhacday Laascaanood. @Gadhle🎥 @NemaEvents0 #caskavlogs #laascaanood #meher
Waxa magaalada Laascaanood laga furay Luna Cafe oo ah meel si qurux badan lo diyaariyay. Waxaad ka helaysaan dhammaan noocyada kala duwan ee cuntooyinka, iyo cabbitaanada. Xaruntu waxay ku taala agaagarka Hass ama kasoo horjeedka Jaamacadda Alpha. @Gadhle🎥 @NemaEvents0 #caskavlogs #
Upload one YouTube video and auto-generate multiple TikToks, Reels, and Shorts in minutes.
Xafladda meherka @najax🇸🇴🐎 iyo mahad oo maanta ka dhacday Laascaanood. #caskavlogs #laascaanood #waqooyibaristate💙🐎💚 @Gadhle🎥
Waxa magaalada Laascaanood laga furay @Moon Cafe oo ah meel si qurux badan lo diyaariyay. Waxa idinku diyaar ah cuntooyin iyo cabitaanno si heer sare ah lo sameeyay. Xaruntu waxay ku taala kasoo horjeedka Dabaqa Dawaarle, Xasan Soodaani korkiisa. Kala xidhiidh 063334478 ama 090-7017974 #caskavlogs #laascaanood @NemaEvents0 @Gadhle🎥
Ku qaado iPhone 17 Hafto! Haa waxaad ku helaysa dhammaan noocyada kala duwan ee iPhones-ka qaab aad lacagta ku bixinayso hafto. @Update tech oo ku taala goolada ayey diyaar kugu yihiin, kala xidhiidh WhatsApp: 0634998692 @Gadhle🎥 @NemaEvents0
Coming soon weeyan meeshani reer Laascaanoodow. @Gadhle🎥 @NemaEvents0 #caskavlogs #waqooyibaristate💙🐎💚 #laascaanood
Meherkii qarniga oo maanta ka dhacay Laascaanood! Meherka Ugaasad Dr. Nimco Cabdi Ciise iyo Eng Hassan Jaamac Siciid. Isku waara oo ubad Kheir qaba kala hela. @Gadhle🎥 @NemaEvents0 #caskavlogs #meher #waqooyibaristate💙🐎💚 #laascaanood
Clipping is the fastest way to repurpose content: one long video becomes multiple short viral formats. Example: 1 YouTube video -> 10 Shorts/TikToks.